Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Admin on May 17, 2008, 10:45:03 PM

Title: Shuruudaha Su'aal Waydiinta
Post by: Admin on May 17, 2008, 10:45:03 PM
Salaan Ka Dib, dhamaan xubanaha doonaya in ay halkaan ka soo gudbiyaan su'aalahooda waa in ay la socdaan shuruudaan hoos ku qoran:
1- Su'aashaada inta aadan soo gudbin la soco in aan laga jawaabin ama aan laga hadlin hada ka hor. (Halkaan Riix (http://www.somalidoc.com/Country.htm))
2- Su'aashaada waa in ay ahaato mid aqoon kororsi iyo la talin ku saabsan.
3- Su'aashaada waxaa looga jawaabayaa 4 ilaa 7 maalmood gudahoood.
4- Haddii aad dooneyso in laguu qoro daawo, la xiriir dhakhtarkaaga.
Title: Re: Shuruudaha Su'aal Waydiinta
Post by: Faraax123 on February 17, 2010, 02:53:37 PM
Laakin sidee su'aasha loo weydiyaa Doctors-ka
Title: Re: Shuruudaha Su'aal Waydiinta
Post by: Admin on February 19, 2010, 12:39:09 AM
Si aad su'aal u soo weydiisid takhtarka, waa in aad magac ku leedahay boggaan, haddii aadan ku lahayn halkaan riix si aad magac uga furatid: http://somalidoc.com/smf/index.php?action=register (http://somalidoc.com/smf/index.php?action=register)

Laakiin, haddii aad magac ku leedahay, halkaan ku soo gudbi su'aashaada: http://somalidoc.com/smf/index.php?action=post;board=31.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?action=post;board=31.0)

Hadii aad fahmi wayso tallaabooyaan kore, qoraalkaan akhriso: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=40.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=40.0)

Haddii ay weli kugu adag tahay isticmaalka boggaan, naga la soo xiriir emailkaan: help@somalidoc.com
Title: Re: Shuruudaha Su'aal Waydiinta
Post by: Shenamic on May 31, 2011, 12:27:39 AM
Everyone should read these rules for they are very helpful!
Title: Re: Shuruudaha Su'aal Waydiinta
Post by: CAYDA on June 22, 2011, 03:56:10 PM
SIDEE SU AAL U WEEYDIIYAA DOCTORKA
Title: Re: Shuruudaha Su'aal Waydiinta
Post by: Admin on June 22, 2011, 04:38:53 PM
Fadlan akhriso tallaabooyinka kor ku xusan.

Mahadsanid