Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Baasaale1515 on June 20, 2015, 12:19:09 PM
-
Wiil ila dhashtay aa waxan ku arkay daac joogta ah waqti walbo xitaa waqtiga uu gaajesan yahay ama waqtiga uu dheregsan yahay, xanun jiro miyaa? Daawo ma lee yahay?
-
Fadlan qoraalkaan ka akhriso cilladaan iyo wixii talo ku aadan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3218.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3218.0.html)