Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Hamze_a on December 19, 2018, 05:02:34 PM
-
Asc bahda somali doc
Suaal
Gaasku ma keenaa oomateed xumo ama inaad cuniwaydo cunooyinka qaar sida suugada cas?
Mahadsinidiin
-
Haa, xanuunka gaaska wuxuu keenaa cunno xumo iyo cunnooyinka qaar ee gaaska kiciya inaad ka fogaatid sida suugada lagu daray yaanyada maadaama aashitada ku badan tahay, faahfaahinta xanuunkaan iyo astaamaha la dareemo ka akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=405.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=405.0)