Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Abdulrahman on July 20, 2020, 02:48:22 AM

Title: Su'aal: Haddii aan qaato melatonin?
Post by: Abdulrahman on July 20, 2020, 02:48:22 AM
Asc Dr salaan kadib
Hadii aan qaato melatonin dawadan maxaa qatar ah oo iga imaan karo waxaana cunaa dawada dhiig karka,
Mahasanid