Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Yusufabdifatah1 on December 28, 2016, 08:30:08 PM

Title: Su'aal: Carab gajanimada?
Post by: Yusufabdifatah1 on December 28, 2016, 08:30:08 PM
asc dhamaan bahda dagalka somaliDoc gaar ahaan dhaqtarka waxaan rabay suashaan in la iiga jawaabo
carabgajanimada ma cuduur baa dhibaatoiyin miyeey leedahay ama wa  caadi qofka carabgajaha ah ?
Title: Re: Su'aal: Carab gajanimada?
Post by: SomaliDoc on March 26, 2017, 10:22:05 AM
Halkaan ka akhriso qoraal kuu faahfaahin doono carab gajannimada, noocyada ay u kala baxaan iyo kuwa la daawayn karo: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=7620.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=7620.0)