Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Fatimaa on September 29, 2011, 02:53:09 PM

Title: Su'aal: Waa maxay ilko isku riiqa dadka waaweyn?
Post by: Fatimaa on September 29, 2011, 02:53:09 PM
asc,
marka hore illah baa mahad iska leh,marka xigtana waxan umahad celinaya dhaqatirta ku hawlan in umadda walalahod ah uga faa'ideyan cilmigoda, islamarkana siyaan taloyin kusabsan cafimadka.
hadan ugudbo  suashayda waxay tahay:
waxan arkay in wiil aan qaraabo nahay uu qabo calamadahas an cinwanka uga dhigay suashayda oo ah in uu ilkaga isu riiqo oo uu kashanqarinayo isago so jeeda oo anan hurdin,markii aan su'alayna waxa u ishegay inu isu arkay marki uu 15 jirsaday ila hada oo u jiro 28 years,
marka waxan dr. kaa donayaa inad iga jawabtid sualahan:
1-muxu yahay ilka isu riiqa?
2- waa maxay waxa keni kara in ilkaha laysku riiqo?
3-malaga yaabaa in ay sababto dhibato cafimad mustaqbalka?
4-maxase lagu daweya hadi u dawo leyahay hadi usan lahayna side lola tacaalaa oo lagu jojin karaa.

MAHADSANIDIIN.
Title: Re: Su'aal: Waa maxay ilko isku riiqa dadka waaweyn?
Post by: SomaliDoc on October 07, 2011, 05:13:04 PM
Halkaan ka akhriso jawaabta su'aashaada: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3351.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3351.0.html)