Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Mohamali on July 12, 2023, 01:11:49 AM
-
Xaaskayga caadada ka wareertay ilaa sanad takhtar gynaecology u tagnay baaritaan ka dib waxuu kaqaaday hormone test AMH iyo FSH hormones. AMH waxuu noqday 0.01 halka FSH uu noqday 27.5. Waa qiyaas 47 Sano jir hore caruur u soo dhashay. Walaalayaal soo sharaxa cabiradaas malaga yaabaa inay uur qaado hadii marmar caado hesho. Yacni caadadii waa jirtaa marmar hada 3 bil ugu dambaysay ay si caadi uga socotay.bil ka hor kaadida ayay ku aragtay midas iyo tuushka.
-
Asc suaal baan idin soo waydiiyay oo ay baahi wayn noo hayso jawaabteeda aniga iyo xaaskaba. Waqti deer may qaadataa jawaab holidays?
-
(http://s01.flagcounter.com/mini/ezoj/bg_FFFFFF/txt_dddddd/border_ffffff/flags_1.jfif)