Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Gureyjekey143 on December 09, 2019, 01:20:55 PM

Title: Su'aal: Xaskayga ayaa ku dhacay naasa xanuun?
Post by: Gureyjekey143 on December 09, 2019, 01:20:55 PM
Asc dhaqatariinta somaliyed  salan kabacdi,
xaskyga aya ka cananaysa naso xanuun barar aya ugu darmaday ilmo aya nuuga  marku ilmahu nuugo wuu matagaya  waliba dhaqtar ma gaynin marka advise ayan idin karaba mxay noqon karan awal nabar aya ibta agteeda kasoo baxay kabacdi dhecan aya ka yimid wuuna iska baba'ay

Mahadsanidin