Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Samaara on January 16, 2020, 06:57:16 PM

Title: Su'aal: Madax xanuun xiliga habeenki ah?
Post by: Samaara on January 16, 2020, 06:57:16 PM
Asc diktore magaceygu waa samaara waxan raba inaan ku weediyo waxaan dareema madax xanuun zaa'id ah marka lagaaro 5:00 galabnimo ilaa uu waaga ka baryana waan dareema xanuunkaas ilaa aan cuno kaniini madax xanuun ima deynayo xanuunka mararka qaarna madaxa waxan ka dareema kabuubyo mararka qaarna indhaha ayaa xanuun ka dareema maalintiina waan ficanahay  marka diktore adigoo mahadsan waxa rabaa inaan jwb u helo maxa keena madax xanuun xiliga habenki ah ?