Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Ashom on June 24, 2016, 07:24:01 PM

Title: Su'aal: Mala baabi'in karaa goobada ama tuurta?
Post by: Ashom on June 24, 2016, 07:24:01 PM
Asc doctor .mala baabi'in karaa goobada ama tuurta.
Mala toosin karaa goobada?
Thank you
Title: Re: Goobada
Post by: drhassani on June 25, 2016, 12:47:27 PM
waxa fiican inaad yara iftiimiso goobada kugu taalo , ina ay leegtahay , halka ay kaaga taalo iyo goortii aad isku aragtay    . tuuruhu waa bdanyihin qaar lala taacaali karo iyo qaar aan la dawayn karinba waa leeyihiine ,. inta bdana waxa lagu daweeyo waa qaliin ama qofka oo sameeya jimicsi gooni ah si uu u soxo tuurta . tuurtuna waxa ka soo aas aasantaa waa cilad xaga lafaha ah ,
Title: Re: Su'aal: Mala baabi'in karaa goobada ama tuurta?
Post by: Ashom on June 28, 2016, 10:16:01 AM
Goobadu maahan midii jirada aheeyd Oo dhabar Ka danbe Ka taagneed. Ee waa mida dabiiciga ah ee loo dhasho ..wax Yar qof Ka rogman ee aad dareemeeyso in goobo Lee yahay..
Waan kula  dhashay
Dad ku waxeey dhahaan goobo ayaa leedahay
.tusaale dad Ka qaar xabad kooda woo Soo baxsan yahay Oo si toosan ayeey u taagan yihiin
Qaarna kistoo godan yihiin 90 digrii cml
Midaas waaye .thanks somali.doc
Title: Re: Su'aal: Mala baabi'in karaa goobada ama tuurta?
Post by: SomaliDoc on August 01, 2016, 05:19:26 PM
Halkaan ka akhriso qoraal ku saabsan goobooyinka iyo qalloocyada lafdhabarta galo: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6482.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6482.0)