Somali Medical Forums
Health Related Forums => Health News and Events => Topic started by: Admin on January 25, 2007, 06:17:06 PM
-
Waxaan ugu bishaareyneynaa ardeyda loo soo aqbali jiray jaamacada afrika kuliyadeeda caafimaad iney furtay sanadkaan 2007da wixii ka bilowda 3 kuliyood oo dheeraad ah oo hoos tagaya kuliyada caafimaadka.
kuwaasi oo kala ah, dental medicine, pharmacy iyo nursing college.
---------------------------------------------------------------------------------------------------
By: Dr.Mahdi 8)
-
Awguuriya
waa qaybo aad u muhimsan oo uusan caafimaadka ka kaaftoomi karin
mahadsanid
-
congratulations!!!!!!!!!!!
that is exciting news...... i hope they will be more development in the future,,,