Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Ashom on February 12, 2016, 07:34:17 PM

Title: Su'aal: Hilib ka idaha waa ka cabsadaa?
Post by: Ashom on February 12, 2016, 07:34:17 PM
Hilib ka idaha waa ka cabsadaa uma cuno sidii ari cadka oo kale
Qatar miyoo leeyahay hilib ka idaha?
Waxaa igu batay in hilib ka idaha tufta iyo waxyaabo kale u daran yahay
.thanks
Title: Re: Su'aal: Hilib ka idaha waa ka cabsadaa?
Post by: SomaliDoc on February 17, 2016, 03:37:48 PM
Akhriso qoraal ku saabsan Idaha oo aan ka hadalnay: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5927.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5927.0.html)