Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Ciiltire on May 28, 2016, 10:13:09 PM

Title: Su'aal: Min-dheeli/ Makanka hawenko dheeliya?
Post by: Ciiltire on May 28, 2016, 10:13:09 PM
SALAMU CALAYKUM WARAXMATULAHI WABARAKATU.
ALLAH aya mahad u sugnaatay dhamanted. Bahda SomaliDoc Aadban idinku mahad naqaya hawsha hagar la'aanta eed umada somalida u qabatan, ALLAH ha idinka abal mariyo akhiro iyo adunba.
Inta ka dib, Dr waxan raba inad iga jahil tirtan xanun dumarku ka cawdaan, kaso ay dhahan (Man-dheeli ama Minka/makaanka hawenka oo dheeliya) maxa u yahay xanunkasi, maxa kena, dhib muxu keni kara hada iyo mustaqbalkaba, Side looga foojignan kara, side lo daweyn kara oo ugu fudud?
Inta Dr. ado mahadsan iga jahil tir.
Mahadsanid.
Inshalah war san....   
Title: Re: Su'aal: Min-dheeli/ Makanka hawenko dheeliya?
Post by: SomaliDoc on June 05, 2016, 08:06:46 PM
Fadlan akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1730.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1730.0)