Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Zeynab on February 20, 2016, 11:03:41 PM

Title: Su'aal: Hooyo ayaa waxa xanuuna jilbaha?
Post by: Zeynab on February 20, 2016, 11:03:41 PM
Asc somalidoc hooyo ayaa waxa xanuuna jilbaha markey is bartayna waxa lagu dhahay waa neerfo daawoyin ee soo siiyeen xanuunka wuu ku soo noo noqoda takhtar kale aye u tagtay raajo aya laga saaray waxeyna dhahen  lafta ayaa wax yar kala fog waxad u mu bahantahay Hooya maogola qaliinka in lagu sameyo xanunkina in mudo kadib wuu kusoo no noqda dhibato miyey u keeni karta?                 Mahadsanidiin
Title: Re: Su'aal: Hooyo ayaa waxa xanuuna jilbaha?
Post by: SomaliDoc on February 28, 2016, 02:37:25 PM
Waxay u badan tahay iyo hooyo xanuunkaan uu hayo ee bal aqoon u yeelo marka hore: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2190.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2190.0.html)