Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Cabdicasiis on April 17, 2011, 10:57:31 AM

Title: Su'aal: Timahaygu aadbay u daataan maxaan kaga hortagi karaa?
Post by: Cabdicasiis on April 17, 2011, 10:57:31 AM
sckm timahaygu aadbay u daataan maxaan kaga hortagi karaa waad mahadsantihiin
Title: Re: Su'aal: Timahaygu aadbay u daataan maxaan kaga hortagi karaa?
Post by: SomaliDoc on April 19, 2011, 09:40:50 PM
Halkaan ka akhriso waxa keeno timaha daato iyo sida lagu daaweeyo labadaba, horay ayaan uga jawaabnay su'aashaan:
http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,687.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,687.0.html)
Title: Re: Su'aal: Timahaygu aadbay u daataan maxaan kaga hortagi karaa?
Post by: Cabdicasiis on April 24, 2011, 03:05:24 PM
asckm walaal aadbaad ugu mahadsantihiin sida wanaagu ku jiro eed uga jawaabteen