Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Janaale on July 03, 2016, 01:15:03 PM

Title: Su'aal: Waxaan qaba cudurka Gaaska?
Post by: Janaale on July 03, 2016, 01:15:03 PM
Asc. Dr. Abdulahi khyr Allah ha ku siiyo doctor wxn aad ugu xirnahy page ka Somalidoc oo sida an maqlay aad aasastay sulaha iyo jawabohodana umada uga faaideeyo Allah ha abaal mariyo..
     Dre. Wxaa raba in aan kuwaydiyo, wxn ahay nin dhalinyara oo hadana ardey ah wxaana qaba cudurka Gaaska. Oo dre xitaa soonka markan afuro wa igu kacaya oo wxkasta suugo ayey leyihiin. Dhakhtar ayan u tagey kiini bu iso qorey bil soconayey wan dhamaystay lkin hadana sidii ba noqdey. Marki hore wa ku roonadey. Xitaa mar mar hurdada aya iga qasanta gacnaha iyo lugaha iyo oogada oo dhan waa i huraa. Jazakaalh Dre hadi aad links iyo taloyinkale oo kusaabsan cudurkan iiiga faaideee. Allah ajar haka siiyee. Mahadsnd in bada.
Title: Re: Su'aal: Waxaan qaba cudurka Gaaska?
Post by: SomaliDoc on August 31, 2016, 08:12:08 PM
Fadlan daawo video-gaan, waadna ka faa'idid doontaa:
https://www.youtube.com/watch?v=-wDP0Ot9izU (https://www.youtube.com/watch?v=-wDP0Ot9izU)

Daawo qeybta 2-aad:
https://www.youtube.com/watch?v=UP70W9M1dw4 (https://www.youtube.com/watch?v=UP70W9M1dw4)