Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Nuur12 on December 23, 2014, 09:44:43 AM

Title: Su'aal: Ilka Dawaco ma jirtaa? Maxaana keeno?
Post by: Nuur12 on December 23, 2014, 09:44:43 AM
Waan u mahad celinayaa dhaqaatiirta iyo hawlwadeenada webka su aal aan qabo oo ah ilka dawaco ma jirtaa mise ma jirto hadayjirto maxaa keena?
Title: Re: Su'aal: Ilka Dawaco ma jirtaa? Maxaana keeno?
Post by: Drkheyre on December 24, 2014, 03:26:13 AM
Mahadsanid, Fadlan Jawaabta Su'aashaada hakaan ka Eeg:-

Jawaabta
http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2326.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2326.0)

Teething (Ilka-baxa)
http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2700.msg8389.html#msg8389 (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2700.msg8389.html#msg8389)
Title: Re: Su'aal: Ilka Dawaco ma jirtaa? Maxaana keeno?
Post by: Ibnurageah on January 07, 2015, 10:52:15 PM
Wcaaaaam, hadaan rag yiheyga kadhiibto sua sha, ilka dawaco majirto ayan dhihilaha walalkayaga, balse waa dhaqan aad ogu xeel dheeraday Lana wada aaminay ka qarni ka qarni midaso jugdindheerad dhakhatiirtu ku buxineyso malin iyo habenba balse bulshadu wali waa ku adkatay iney katagan dhaqanka aad ka uxun dhalinta na curyamineye ilka na xuruxdi kadhima.
Balse arima badan oo ey ilku markey so baxayan cunugu lagu arka balse wajiya badan oo lagu daaweeyo aya jira maaha in ilka ha biinso iyo wax lamid ah lagaga sii siibo.
Shukran