Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Maxamuud115 on August 06, 2015, 11:18:44 PM

Title: Su'aal: Sambabada mala bedeli karaa hadey jiradaan?
Post by: Maxamuud115 on August 06, 2015, 11:18:44 PM
Sambabada mala bedeli karaa oo maka mid yihin xubnaha labedeli karo ??
Title: Re: Su'aal: Sambabada mala bedeli karaa hadey jiradaan?
Post by: SomaliDoc on August 09, 2015, 12:59:41 AM
Sambabada waa la badali karaa, mid ama labadaba.
Waxaa jiro xanuuno haddii ay sambabada ku dhacaan in labadalo ay xalkoodu noqon karto, waana qalliin aad u culus.