Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: عبد الرحمن on November 24, 2016, 05:31:17 PM

Title: Su'aal: Cub cub iyo olol xoogan oo timahaa?
Post by: عبد الرحمن on November 24, 2016, 05:31:17 PM
?????? ????? ????? ???? ???????
Salaan ka dib diktoor waxaan ka cabanayaa oo aan allergy ku leeyahay saliidaha madaxa la marsado qaarkood oo MADAXA iyo gacmaha ayaa I olola markaa maxaa xala diktoore
??????? ????? ????? ???? ???????
Title: Re: Su'aal: Cub cub iyo olol xoogan oo timahaa?
Post by: SomaliDoc on December 16, 2016, 08:31:27 PM
Xalku waa in aad ka fogaataa saliidaha aad dhibsanayso khaasatan haddii ay yihiin kuwo la soo warshadeeyay oo aan dabiici ahayn.
Haddii aad heli kartid saliid saytuun, saliid qumbe ama saliid macsaro dabiici ah bal iyagane tijaabi oo fiiri waxii aad dareentid.