Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Umuxafsa on June 22, 2015, 12:27:41 AM
-
waxyaaaba badan ayaaan rabaaa in aaan weydiiyo marka waxaan isleeeyahay amaaa lagu fahmi waayaa marka masuurageleysaa hadal waaa. iiimuhiim dakhaatiirtiinaan. Allah yaxfadakum
-
Fadlan su'aashaada soo gudbiso waa lagaaga jawaabi doonaa insha'llah.