Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Ashom on April 21, 2016, 05:59:49 PM

Title: Su'aal: Sidee loo baabi'in karaa Caga xanafta leh?
Post by: Ashom on April 21, 2016, 05:59:49 PM
Sidee loo baabi'in karaa Caga xarfad(xanaf) leh oo sariirta xitaa qabsaneeyso iyo dhar ka qaar  taas oo ku badan dad reer miiga ahaan jiray oo an wax cudur ah cagaha ka qabin
Thanks
Title: Re: Su'aal: Sidee loo baabi'in karaa Caga xanafta leh?
Post by: SomaliDoc on May 06, 2016, 09:50:29 PM
Jawaabta ka akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5982.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5982.0)