Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Ayda.144 on December 26, 2015, 04:31:58 PM

Title: Su'aal: Qabeyska kadib korkaa i cun cuna?
Post by: Ayda.144 on December 26, 2015, 04:31:58 PM
Asc walaalayal waxaa idin weydiinaa markii aan soo qabeysto kadib korka inuu cun cuno maxaa keena qaasatan qeybta hoose u badan cun cunka
Title: Re: Su'aal: Qabeyska kadib korkaa i cun cuna?
Post by: SomaliDoc on January 11, 2016, 05:38:44 PM
(http://somalidoc.com/Topics/cuncunqubeys.png)

Cuncunka la dareemo qubeyska ka dib waa arrin ay ka shegtaan dad badan, waana lagu kala duwan yahay sababta keento.
Cuncunka waxaa ka dareemi kartaa meelo jirka ka mid ah ama jirka oo idil.

Asbaabo dhowr ah ayaa keento arrintaan ee fadlan iska fiiri haddii aad samaysay mid ka mid ah arrimahaan hoos ku xusan:

Sidee looga hortagi karaa cuncunkaan?
Fadlan raac talooyinkaan si aad u yarayso cuncunka qubeyska ka dib.

Akhriso qoraal ku saabsan faa'idooyinka geedka dacarta: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,6025.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,6025.0.html)

Haddii aad su'aalo caafimaad ah qabtid iigu soo dir halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/board,31.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/board,31.0.html)

http://somalidoc.com (http://somalidoc.com)