Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Sadaq on December 02, 2016, 03:38:16 PM

Title: Su'aal: Shaaha cuntada lagu cabo iyo Laabjeex?
Post by: Sadaq on December 02, 2016, 03:38:16 PM
wad mahadsan inbadan Dr hadan cuntada ku cabo shaha laabjex ma kentaa dhow mar ayan cunto saah ku cabay laabjex ayaa iqabtay   Thnks
Title: Re: Su'aal: Shaaha cuntada lagu cabo iyo Laabjeex?
Post by: SomaliDoc on December 29, 2016, 07:14:58 PM
Dad baa ku laabjeexo markay cunnada iyo cabitaanka isku isticmaalaan, maxaayeelay dheefshiidka uma roona.
Haddii aad isku aragtay laabjeex markaad shaaha ku cabtid cunnada, iska jooji caadadaas.