Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Farhanfanka1 on March 27, 2015, 12:59:44 PM

Title: Su'aal: Maxaa kululeeyo shahwada ninka?
Post by: Farhanfanka1 on March 27, 2015, 12:59:44 PM
Asc doctor majiraan cuntooyin kululeeya shahwada?
Title: Re: Su'aal: Maxaa kululeeyo shahwada ninka?
Post by: SomaliDoc on March 30, 2015, 03:28:26 PM
Su'aashaada si fiican u faahfaahi.
Shahwada kuleel maxaa u la jeedaa?, Maxayse faaido caafimaad leedahay in Shahwada ay kulushahay?