Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Ashwaaqa on November 06, 2017, 11:54:38 AM

Title: Su'aal: Xidid i booda lugaha markaa xoogaa jiifo?
Post by: Ashwaaqa on November 06, 2017, 11:54:38 AM
asc bahda somali doc waa idin salaamay. waxa ahay hooyo uur todobo bilood leh laba su aal ayaa rabay inaa iga cawisan lugta midig ama bidix xidid ku jira ayaa i booda oo an ka laabi karin xataa lugta mana dhaqaajin karo seconds ka bacdi lugta caadi i noqonaysaa lkn weena kululaanaysaa su aasha kale wexee tahay ibida ku qalali rabto doctor i dhahay oo waa grade 0. 2y weeks 3 days ayaa ahaa markaas taas macnaheeda mexee tahay maxase sababa ibi qalalka thanks walalayaal.
Title: Re: Su'aal: Xidid i booda lugaha markaa xoogaa jiifo?
Post by: SomaliDoc on November 21, 2018, 08:43:50 PM
Cagta oo maroojis ahaan lagaga qabto waa cillad ay isku arkaan hooyooyinka uurka leh, waxaane loo yaqaanaa "Muscle cramps", fadlan akrhiso qoraalkaan, kadibne u gudub qeybta lugta aan kaga hadalnay: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1203.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1203.0)