Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Akhaa Binu Jowhari on November 11, 2017, 11:15:59 PM

Title: Su'aal: Hindhiso oo dib kuugu laabato?
Post by: Akhaa Binu Jowhari on November 11, 2017, 11:15:59 PM
Asc...
Doc, waxa rabaa in wax ka ogaado, Hindhiso hoos loo Hindhiso yacni hindhisada afka kasoo yeerta ama ka timaada bedelkeeda dib kuugu laabata adigoo isku celinaya awoodii xooga ugu soo bixi lahayd afka dib kuugu noqoto kawaran Doc saamaynteeda?
Title: Re: Su'aal: Hindhiso oo dib kuugu laabato?
Post by: SomaliDoc on November 21, 2018, 08:52:13 PM
Horay ayaan uga jawaabnay su'aashaan hindhisada oo la isku celiyo ama kugu laabato ee halkaan ka akhriso: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=7089.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=7089.0)