Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Abshir Jaras on September 15, 2018, 09:33:12 PM
-
Sc Dc Hoyadey waxy qaybtaa Esophagus cancer marka dc dawo ma leyahy waxyna jogta dalka turkiga hada spital dalka kuyaal ban geyney maeka dc waxa i fahnsisaa xanuunkan waxa kena iyo waxa dhaliya dawadisu ma tahy mid lagu kalson yahy oo lahelayo qalabkiisa fadlan i fahnsii mahdsand
-
Walaal, hooyo Allaha kuu caafiyo, kansarkaan waa mid aad ugu badan bulshada soomaalida, horay ayaan ugu faahfaahiyay cashar u gooni ah ee ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5500.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5500.0)