Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: caisha on December 12, 2018, 07:20:51 AM

Title: Su'aal: Hamiyarida naagaha xaga sarirta?
Post by: caisha on December 12, 2018, 07:20:51 AM
Asc wan idin salamay dhaman waxan qabaa sual kusabsan qof dumar ah oo hamigisa yar yahay ama kalajeclen xaga sarirta)maxaa sababi karo maxase lagu dawey karaa daawo laqaato majirtaa dctore mar ayaan dhaqtarad nagaha kutaqasustay wax kaweydiyay markaas waxey igu dhahday dr cilmi nafsiga aad kadib wan kamadax adegay oo ma aadin hada waxan radinayaa xaalku muxuu yahy ciladaas in mu da ah ayan isku arky aad na wan udhibsaday
Title: Re: Su'aal: Hamiyarida naagaha xaga sarirta?
Post by: SomaliDoc on April 07, 2019, 11:43:51 PM
Su'aashaan horay ayaan ugu faahfaahinay qoraal aan kaga hadalnay asbaabta keento dareen la'aanta iyo hammi yarida dumarka ee ka akhriso link-gaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3818.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3818.0.html)
Title: Re: Su'aal: Hamiyarida naagaha xaga sarirta?
Post by: Halyey9 on April 10, 2019, 03:24:05 PM
Asc Dr Hiv Mudo intee la eg ayuu shaybaadh lagu ogaan karaa 3 billod mise wax ka yar