Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Abdalle on April 08, 2019, 05:25:09 PM

Title: Su'aal: Garanka Caloosha lagu yeareeyo?
Post by: Abdalle on April 08, 2019, 05:25:09 PM
asc, aad iyo baad ugu mahadsantihiin su'aalaha muhiimka ah ee aad bulshada uga soo jawaabtaan  sida hagar la'aanta ah

Waxan idin waydiinayaa muxuu saamayn caafimaad leeyahay garanka caloosha lagu yareeyo