Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Saleeban Axmed on June 26, 2015, 10:53:48 PM

Title: Su'aal: Jidhkayga khaasatan lafahayga ma koraan?
Post by: Saleeban Axmed on June 26, 2015, 10:53:48 PM
asc thnks dhamantid ramadan kreem wll waxaan doonayaaa ninyahaw  jidhkyga khaastan lafahayga ma koraaaan oo 5 sano ka hor halky ahaayeen ayay hadan yihiiin iyolugahayga farahayga  dherer mooyaane iny koran oo waynaadan ma jirto gaardalaanbiyana wan leeyahay mrkaaa saamayn ma ku leedhay ooo hadaan iska soo daweeyo ma kri karaan lafahayga iyo xubnahaya jidhka khaastanxiniinyahayga iyoxubintyda tarankamhadsandiiin wllo khayr hela
Title: Re: Su'aal: Jidhkayga khaasatan lafahayga ma koraan?
Post by: SomaliDoc on June 28, 2015, 11:30:38 AM
Saleebaan, halkaan ka akhriso oo ka baro waxa gaardalaambiyaha uu yahay: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=837.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=837.0)