Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Kma368700 on January 08, 2019, 11:03:27 PM
-
Asalmao calaykum, Dr maxa keeno boga xanuunka?
-
Bog xanuunka waxyaabo badan ayaa keeno, waxaase ugu badan xanuunka gaaska oo bulshadeena ku badan, faahfaahinta ka akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=405.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=405.0)