Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Mumtaz Isack on November 17, 2015, 06:52:19 PM
-
asc dhamaan waan salaaamayaa bahda pagekan waxaan rabaa inaad iiga soo jawaabtaan suaasham
maxaan kaga hortagi karaa uurka aniga oon wali waxba dhalin oo aroos ah sababa caafimaadna aan u rabin in aan hada wax dhalo
-
Halkaan ka akhriso qoraal faahfaahsan oo ku saabsan siyaabaha uurka looga hortagi karo: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5840.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5840.0.html)