Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Abdou Hashin Abdou Wakan on August 04, 2017, 02:10:19 AM

Title: Su'aal: Kaadi gubasho iyo dareen yari?
Post by: Abdou Hashin Abdou Wakan on August 04, 2017, 02:10:19 AM
Waxan kacabansya kaadi gub on xajin Karin Darren yaransho xaga galmada ah isbadal Ku yimiday naftsyda oo xaga abooda ah daal badan barar an ka dareemo kalyaha mararka qaar iyo cuntada teeda vittaminkaleh iyo brotein oo waxba isobirin wa mudo 4 sano waxan qabo dadaydu 32 jir 2 jeer ayan tahay dhakhtar sidan ayan wax ugu sheegay kaadi wa LA igaqaday iyo radiyoga kalyaha iyo diig waxba maqabtid aya LA igu jawabay 2 jeerba somalidoc ayan ka rajaynaya talo bi idnilaahi Karim iyo tawfiq wanajaax wad mahadsantihin ilahay cimrigina hadhereeyo somali doc
Title: Re: Su'aal: Kaadi gubasho iyo dareen yari?
Post by: SomaliDoc on June 03, 2018, 07:42:48 PM
Walaal qaabka laguu hayo waxay u egtahay infekshan kaadi mareenka ah, laakiin haddii kaadida inta la baaray waxba aan lagu arkin, sawirka lagu saarayne wax cillad ah uusan sheegin, waxaa suuragal ah inuu jiro caabuq qanjirka borostaatada ah, fadlan labada cilladba ka akhriso halkaan iyo waxyaabaha lagu kala garto.

1- Caabuqa kaadi mareenka: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=3237.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=3237.0)
2- Caabuqa qanjirka bosotaatada: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2119.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2119.0.html)