Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Seeraar on January 28, 2013, 12:50:37 PM

Title: Enlargement of Cervical Lymph Node...?
Post by: Seeraar on January 28, 2013, 12:50:37 PM
Waxa isku arkey in qanjir ka qoorta uu isoo bararey mudo 2 isbuuc ka badana uu saas ahaa...  marka Lab Diagnosis  isku sameeyey,,, Ful blood Count... Wbc Normal Morphology,,5.1X 10^3...RBC..normocytic Normochromic..4.85 x10^6,,plt edequate in Number normal size and shape..,,HBG,,13,5g/dl.. Mcv,.mch,,mchc all normal..plt cont ,,311x 10^3,.... * Urine Genrl... Rbc.. 1-2,,pus,,, 1-3...epith,,Few.. Othrs,,,Motile Bact ++...,,,,,, ESR...30 mm/hr....... Waxa la i qorey Amixicom cap after 12 dayz oo dhameyey.. Still No Change.... So what is the best thing i can Do??? Thank You
Title: Re: Enlargement of Cervical Lymph Node...?
Post by: SomaliDoc on April 23, 2013, 01:13:08 PM
Baaritaanada aad samaysay kaliya laguma ogaan karo waxa barariyay qanjirada qoorta.
Waxaa bararin kara cudurka quunka, infection ku dhaca qoorta ama qanjirada oo jirada laftirkooda jiradaas oo noocyo badan noqon karto oo ka mid tahay kansar dhiiga ku dhaca ama qanjiro galaba.

Haduu jirka meel ka mid ah ay caabuq leedahay qanjirada way la kaceen wayna baab'aan markuu qofka reesto.
Marka haduu qanjirka weli bararan yahay la xiriir takhtar aqoon u leh si laguu baaro.

Cafimaad ayaan kuu rajaynaynaa.