Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Ishwaaq on February 27, 2017, 09:46:20 AM

Title: Su'aal: Cunto cunisteeda ay aad u badan tahay?
Post by: Ishwaaq on February 27, 2017, 09:46:20 AM
asc somdoc. waa idin salamay gabar walal nahay ayaa aad waxa uga cabanaysaa miisankeeda oo sii kordhaya waxay kaloo ii sheegtay in cunto cunisteeda ay aad u badan tahay marwalbo oo welwel dareento waxay raadinaysa cunto markaa cuno waa shalaayaa tiri maxaa u cuntay ma is matijisaa? aad bay uga fekertaa miisankeeda marwalba ku dhahaysa waa cayilay waa is nacay  marar badan isku dayday inay joojiso lkn usbuuc hadee joojiso wee ku so laabanaysa hadane.
Title: Re: Su'aal: Cunto cunisteeda ay aad u badan tahay?
Post by: SomaliDoc on June 04, 2017, 01:12:32 PM
Waxay u baahan tahay go'aan adag inay qaadato, midda kale cunno lagama maarmo, laakiin waa inay iska ilaalisaa cunnooyinka lagu cayilo, fadlan la wadaag qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=3014.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=3014.0)