Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Umu rayan on December 08, 2016, 07:18:33 AM

Title: Su'aal: Caadadaydu wey saxan tahay?
Post by: Umu rayan on December 08, 2016, 07:18:33 AM
Doctor caadadaydu wey saxan tahay oo bil waliba mar buu iga yimaada lkn waxaan la kulmaa xanuun aad u daran gaar ahaan maalinka ugu horeeya marka xanuunkas maleeyahay daawooyin lagu daweeyo
Title: Re: Su'aal: Caadadaydu wey saxan tahay?
Post by: SomaliDoc on January 16, 2017, 01:52:01 PM
Haween badan ayaa caadada ku xanuunsada, ka akhriso qoraalkaan waxa keeno iyo siyaabaha dabiiciga ah ee loola tacaalo: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2154.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2154.0)