Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Cabdicasiis on January 27, 2016, 03:54:12 PM

Title: Su'aal: Qiyaasta laga rabo cholesterol?
Post by: Cabdicasiis on January 27, 2016, 03:54:12 PM
asc dhakhaatiirta sharafta leh waxaan waydiinayaa qiyaasta laga rabo cholesterol waxaan saa u leeyahay maalin baan iska baadhay waana 6.4
Title: Re: Su'aal: Qiyaasta laga rabo cholesterol?
Post by: SomaliDoc on February 02, 2016, 03:45:20 PM
Kolastaroolka guud heerka laga rabo markii la isticmaalo cabirka aad isticmaashay waxaa la rabaa inuusan ka kor marin (5)
Laakiin waxaa kaloo muhiim ah in la fiiriyo qeybaha kale ee baarista kolestaroolka sida LDL, HDL iyo Triglyceride.
Fadlan akhriso qoraal ku saabsan kolestaroolka: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1461.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1461.0.html)