Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Saiid6666 on April 20, 2010, 02:01:38 PM
-
salaamu calaykum
walaalayaal aad ayaan u jeclaystay webkan oo run ahaantii naga haqabtiray suaalo badan oo dhib nagu ahaan lahaa inaan ku fahano luqado kalle waadna ku mahadsantihiin ...
waxaan idiin waydiin lahaa waamaxay cudurkaan madaxa wayn caruurtu ku dhashaan ma halis baa maxaa keena mase la daweyn karaa walaalayaal iga soo siiya jawaab waafi ah
mahadsanidiin
-
Cudurka madax weyninka waxaa loo yaqaanaa "Hydrocephalus" oo ah macnaheedu maskaxda oo biyo ku jiraan, ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3834.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3834.0.html)
Mahadsanid