Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Saynab mohamed on August 08, 2018, 11:11:29 PM

Title: Su'aal: Waxaan xanuunsanayaa 6 cisho?
Post by: Saynab mohamed on August 08, 2018, 11:11:29 PM
Asc. Magacaygu waa saynab waxaan xanuunsansayaa mudo 6 cisho ah. Waxaan dareemaya dawakhad kadibna waxan dareemay laabta oo i cuslaatay madax xanuun yalaalugo hadana waxaa aad ii xanuunaya daamamka anigoo dhanan waxaan ahay daciif markaan dhakhataraka aadeyna waxba waa laiga waayey dhakhatara ila tali
Title: Re: Su'aal: Waxaan xanuunsanayaa 6 cisho?
Post by: SomaliDoc on January 18, 2019, 06:59:14 PM
Walaal waxaad u baahan tahay in saxarada lagaa baaro sababtoo ah madax xanuun, wareer, bog xanuun, lalabo iyo tabardarri intaba waxaa keeni kara caabuq caloosha ka jiro sida ameebaha, bakteeriyada gaaska iwm.

Akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=8331.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=8331.0)