Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Akram-Bamplemo on June 28, 2017, 04:23:01 PM

Title: Su'aal: Calosha oo I waynato & Neefsiga oo idhibo?
Post by: Akram-Bamplemo on June 28, 2017, 04:23:01 PM
Asc,
Dr.

Wan ku Salaamy.

Wxn Qaba dhoor su'alood, horey su'alaha wan kuso waydiyey Lkn jawab Ma helin,
Wan kuso Kobaha Hadana waa:-

1- Mudoyinkan Dambe waxan isku arky Xanun ah Caloosha, oo aad ii waynaato,
Hadaan Daacsado ama Dhuuso Wan ronada Calosha way yara degtaa, marar ka qar kood Suliga ayan ada Dhuusa iga imaneyso Wan Nafisa Kadib,

 MARKA DR. Wa Maxay Sababta Keentey??

2- Markan Dhergo Calosheyda Buuxsanto Waxaa I dhibto Neefta Caadiga Inaaan Neefsado Si aan u Neefsado Neefta Xoog uso jida Meel hawo Leh raadasada,

Marka Ayaduna Maxa Sababey Neefta Markan dhergo inay idhibto??

Wa intaas Su'alahyga.

Thank you,
Waxan rajeynaya sida ugu dhaw in Jawabtada ku Helo.
 
Title: Re: Su'aal: Calosha oo I waynato & Neefsiga oo idhibo?
Post by: SomaliDoc on April 22, 2018, 01:31:34 PM
Caloosha oo ku dibbirto, neefsiga oo ku dhibo, wadnaha oo ku garaacmo, afka oo ku qallalo, cagaha iyo gacmaha oo ku huro, markaad daacsatid ama dhuustid oo aad nafistid waxay u badan tahay inuu ku hayo xanuunka Gaaska, faahfaahinta ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=405.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=405.0)