Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Cubeyda on June 07, 2010, 11:03:09 PM

Title: Sanka oo an fiiqdisa aysan jogsanayn
Post by: Cubeyda on June 07, 2010, 11:03:09 PM
Asc walalaha qaliga ahow waxan idin weydinaya sanka aya markasta iska fiiq fiiq dhahay duufna maiga imanayo waxayna arintas i haysa mudo badan waxana dhacday in mar layiri arintan dalqada weye oo layga jaray hadana ok manoqon markale feer aya layga dhuftay oo carjowda hore aya sanka qaybtisa bidix xoga isku owday walina sidi aya ufiqfiq leyahay waliba habenki ayay igu badantahay arintas wabilahi towfiq
Title: Re: Sanka oo an fiiqdisa aysan jogsanayn
Post by: SomaliDoc on June 23, 2010, 05:40:01 PM
Sanka oo fiiq fiiq dhaha waxay u badantahay inuu yahay sanboor.

Halkaan ka akhriso qoraallo ku saabsan su'aashaada:
http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1796.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1796.0.html)
http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2642.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2642.0.html)