Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Yarkaceerigaabo1 on February 03, 2020, 02:51:20 AM

Title: Su'aal: Maxaa loo soo gaabshay DNA?
Post by: Yarkaceerigaabo1 on February 03, 2020, 02:51:20 AM
Asc dhaman dhakhatirta. Waxan idiin weydin laha sual ah maxa loso gabshey DNA , RNA and ZE shrxd koban waxay yihin iyo shaqada ay qabtaan. Waa mahadsantihin.