Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Jalani772 on August 02, 2017, 07:20:32 PM

Title: Su'aal: Wajigeyga wuxuu leeyahay finan?
Post by: Jalani772 on August 02, 2017, 07:20:32 PM
asc

somalidoc

walaalayaal waxan rabaa inaad iga jawaabtaan su,alahan

1- wajigayga waxa uu leeyahay finan  waana waji saliid leh. sidee isaga dawaynkaraa?
2- waxaan leeyahay hormone no badan xilli  walba waxaan dareemaa kacsi ama shahwad,    sidee isaga jabin karaa?









      mahadsanidiin
Title: Re: Su'aal: Wajigeyga wuxuu leeyahay finan?
Post by: SomaliDoc on May 29, 2018, 03:31:33 PM
Finanka wajiga way kala duwan yihiin ee qoraalkaan ka akhriso nuucyadooda iyo siyaabaha aad ula tacaali kartid: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2102.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2102.0)

Sidoo kale waji saliid-ka qoraalkaan ka akhriso faahfaahintiisa: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6339.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6339.0)

Midda u dambeysa, haddii dareenkaagu uu sareeyo ama kacsigaagu uu badan yahay, iska guurso ama soon, sababtoo ah ma jirto daawo kale oo loo qaato arintaas.