Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Cabdirashiid Hassan on August 02, 2017, 11:37:09 PM

Title: Su'aal: Muddo hal sano ayaa dabada i cuncunayso?
Post by: Cabdirashiid Hassan on August 02, 2017, 11:37:09 PM
Asc daqaatirta dhaman salan kadib waxan inbadan kacabanayaa mudo hal sano dabada Aya i cuncuneysey then waxan boqdey daqtar markas ayu igu yiri dawadas gado oo daba gilis ah malmo ayan isticmaley cuncunki wu IGA jogsade lkn waxan isku arkey dabadi afkedi hore o ey kaso bixi laheyd saraxara Aya talo barar taban karo 1 xubnaha o iyaradeen xinyaha iyo shahwada o degdeg ah maxan iga latalin laheyd arinkaa iheysto  daktarow
Title: Re: Su'aal: Muddo hal sano ayaa dabada i cuncunayso?
Post by: SomaliDoc on June 03, 2018, 07:08:17 PM
Walaal qaabka ad u tilmaamaysid xanuunkaaga wuxuu u eg yahay baabasiir awala nuuca gudaha ahaa, kadibne dibadda u soo baxay, baabasiirka wuxuu leeyahay cuncun iyo qoyaan aad dareentid ama dhidid badan oo futada jeexeeda ah, wixii faahfaahin ah ka akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=891.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=891.0)