Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Faysalyare on May 27, 2018, 04:40:03 PM

Title: Su'aal: Waxaa ku dhacay hergab?
Post by: Faysalyare on May 27, 2018, 04:40:03 PM
Asc bahda SomaliDoc salaan kadib waxaa qabaa su,aal ilmo yar oo jirra 30 Maalmood ayaa waxaa ku dhacay Hergab waxeey ka qaaday dadka soo booqanaayay maxaa lagu xalin karaa hergabkaas cunugtaas ku dhacay mida kale meesha laga gooyay mandheerta ama Buufka ayaa soo kuu satay banaank ayeey u soo baxday maxaa lagu xalin karaa mahad sanadiin
Title: Re: Su'aal: Waxaa ku dhacay hergab?
Post by: SomaliDoc on December 28, 2018, 10:20:10 PM
Caruurta markay da'daas jiraan, naaska ayaa daawo ugu filan weliba hadduu hargab kaliya yahay, xudunta oo soo kuusato dhib ma lahan, waa iska laaban doontaa, haka welwelin.