Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Abdiaziz mohamed on May 28, 2018, 03:30:25 PM

Title: Su'aal: Mizaankeyga oo inaba isbadaleynin?
Post by: Abdiaziz mohamed on May 28, 2018, 03:30:25 PM
Asc Somali doctors idinko mahadsaan,suasheyda wexey tahay..
waxaan ahay wiil 28 jiir ah waan cafimad kaaba blse waxa Mar waliba walwal igu hayaa mizaankeyga o inaba an isbadaleynin cunaa walbo an qatoo Mana dhafo 56kg inu kaxosmaro walaga yaba. marka malaga yaaba iney ariintasi sabaab utahay babasiir mise ma noqon karta laaf yarii an udasheey? maxa talaa ah somalidoc Kheyr alla haidin siiyo.
Title: Re: Su'aal: Mizaankeyga oo inaba isbadaleynin?
Post by: SomaliDoc on December 30, 2018, 12:08:23 AM
Haddii miisaankaaga aad ku haysato caafimaad, wax welwel ah ma lahan, badanaa qofka cunnadiisa, tamartiisa iyo juhdiga uu bixinayo way isla eg yihiin, dadkane isku qaab iyo xawaare miisaanka uma fuulo. halkaan ka akhriso siyaabaha miisaanka loo maareeyo: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=613.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=613.0)