Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Same-gaas on November 04, 2018, 09:44:17 PM
-
Asc waan idin salaamay bahda somali.doc waxaan rabaa dhakhtarka inaan weydiiyo araga indhaha oo daciifa maxaa soo celin karaya marka uu ciladu ay tahay astigmatism ee aysan la socon nearsightness ama farsightness midna.
Waxaan lakulmay dhakhtar iga cabira araga waxaana cabirka indhahaygu kala marayaan -1.25CYL midig -2CYL bidix.
Wll maxaa igula talin lahadyd?
.......mahadaanid.
-
Faaffaahinta cawarnaanta ama "astigmatism" ka akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=962.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=962.0)