Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Dr Caqil on July 27, 2015, 03:06:09 PM

Title: Su'aal: Waa maxay cudurka neervaha?
Post by: Dr Caqil on July 27, 2015, 03:06:09 PM
ascww salaan ka dib marka hore waxan u mahadcelinaya alle oo fursad ii siiyay inan webkan suaal ku waydiiyo dhakhaatiirta sharafta mudan marka labaad waxan u mahad celinaya dhakaatiirtayna oo karamada leh bulshadooda u adeegaya..
dr/drs waxan information iga siisan cudurka neervaha calamadihiisa qabka loo dhaweeyo iyo waxyalaha loogu hortagi karo....
                        dhamad
by:-dr caqil
Title: Re: Su'aal: Waa maxay cudurka neervaha?
Post by: SomaliDoc on July 28, 2015, 10:36:56 AM
Fikrad faahfaahsan ka qaado waxa cudurka neerfaha uu yahay, ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5549.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5549.0.html)
Haddii aad su'aalo ka qabtid qoraalkaan, isoo waydii.