Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Abuuzubeir on April 05, 2016, 12:39:29 PM

Title: Su'aal: Waxan xanun ka darema dhabarka?
Post by: Abuuzubeir on April 05, 2016, 12:39:29 PM
Asc wr wbkt bacda salan magaceyga wa abuu zubeir, suasheyda waxan xanun ka darema dhabarka marku xanunka said noqadana waxan xanun ka sii darema xanininta bidix dr. Wan tagay oo xaninta xanunkeda ah lkn waxba kama qabtid ayuu igu dhahay welina xanunka wa darema waxan raba talo cafimad all my blod dhoktas
Title: Re: Su'aal: Waxan xanun ka darema dhabarka?
Post by: SomaliDoc on April 13, 2016, 01:45:53 PM
Xanuunka ma dhabarka laftirkiisaa mise dhinaca bidix meesha feeraha ka hooseyso qeybta gadaale ayaad ka dareentaa?
Xanuun halkaa ka soo baxo oo illaa xiniinta kula xanuunto wuxuu noqon karaa dhagax inuu tubada killida kaaga jiro ama inay infekshan kaadi mareenka inuu jiro, ka akhriso halkaan caabuqa kaadi mareenka: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=3237.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=3237.0)