Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Cayuush Omer on July 14, 2016, 08:18:21 AM

Title: Su'aal: Waxaan idin waydinaya hingada (panting)?
Post by: Cayuush Omer on July 14, 2016, 08:18:21 AM
Asc waraxmah akhwani waxan idin waydinaya hingada(panting) badan ma xanuun ba ?? Marka u qofku hingodo maxa lo dhaha biyo cab ama loga nixiya ?
Mahadsanidin
Title: Re: Su'aal: Waxaan idin waydinaya hingada (panting)?
Post by: SomaliDoc on September 04, 2016, 07:42:43 PM
Warbixinta hingada iyo siyaabaha loo xakameeyo ka akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=626.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=626.0)